TaqriibExcellence in Learning
Safar waxbarasho oo qof kasta oo Soomaali ahi kaga bixi karo jahliga diineed. Waa barnaamij cilmiyeed online ah oo ka kooban 7 maaddo iyo 448 cashar, kuna dhammaysan kara 2 sano (4 semester). Baro goortaad doonto adigoo gurigaaga jooga.
Trusted by thousands of students