سلسلة القراءة الراشدة لتعليم اللغة العربية في المدارس الإسلامية للشيخ أبي الحسن علي الندويمنهج دراسي رائع مكوَّن من ثلاثة أجزاء وضعه هذا الداعية الهندي لتعليم اللغة العربية - هذا ا...
1 sections • 11 lectures • 0s total length
سلسلة القراءة الراشدة لتعليم اللغة العربية في المدارس الإسلامية للشيخ أبي الحسن علي الندوي
منهج دراسي رائع مكوَّن من ثلاثة أجزاء وضعه هذا الداعية الهندي لتعليم اللغة العربية - هذا المنهج يدرس في مدارس و جامعات مختلفة في بلدان مختلفة وهو منهجٌ جديد في تعليم الطلاب الأدب العربي قسم النثر ـ يحتوي هذا على :
دروس هادفة، مفيدة، ذات لغة نقية، ومادة علمية، توافق ذوق مختلف الأوساط، وتُهذِّب النفس، وتُعنى بتعريف الطالب بالكون، والتاريخ، والمواد العامة.
يتميَّز الكتاب بالنهج التعليمي الذي يجمع بين التعليم، والأدب، والتهذيب، وسلامة اللغة.
ـــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــ
Taxanaha Akhriska ee al-Qiraa’ah al-Raashidah, waa taxane lagu baranayo Af-Carabiga.
Waxaa loo adeegsan karaa dugsiyada Qur’aanka, Schoolada iyo Guryaha. waa manhaj waxbarasho oo aad u heer sarreeya, kana kooban saddex qaybood. Manhajkan waxaa dejiyey Sheekh Abul-Xasan al-Nadawi — oo ahaa Caalim wayn oo hindi ah, waxa uu u qoray buuggan; si ardayda loogu baro Af-Carabiga, waxaana maanta lagu dhigaa dugsiyo iyo jaamacado kala duwan oo ku yaalla dalal badan.
Manhajkani waa hab cusub oo casri ah oo lagu baro ardayda suugaanta Carabiga (qaybta Tiraabta / qoraalka), wuxuuna ka kooban yahay:
• Casharro nuxur wayn xanbaarsan oo faa’iido badan
• Luuqad nadiif ah oo sugan
• Qoraallo ku habboon dhadhanka iyo fahamka bulshooyin kala duwan
• Waxbarid anshaxeed kobcinaysa nafta
• Baridda ardayga aqoonta guud sida: koonka, taariikhda, iyo mawduucyo guud oo muhiim ah
Taasi waxa ay ka dhigaysaa manhajkan mid dhammaystiran oo si qoto dheer u horumariya ardayga dhinac walba.
No reviews yet. Be the first student to review this course!
Taqriib Platform
Taqriib Platform
Taqriib Platform
Taqriib Platform