TaqriibExcellence in Learning
Barnaamij cilmiyeed online ah oo Soomaalida ka caawiya inay jahliga diineed kaga baxaan si cad oo kalsooni leh. 7 maaddo, 448 cashar, 4 semester muddo 2 sano ah — baro goortaad doonto, adigoo gurigaaga jooga.
Trusted by thousands of students