TaqriibExcellence in Learning
Safar waxbarasho oo qof kasta oo Soomali ahi kaga bixi karo jahliga diineed… Waa barnaamij cilmiyeed (academic) ah oo u diyaarsan hab casri ah (online), Waxa uu ka kooban yahay 7 maaddo, 448 cashar, waxaadna ku dhammaysan kartaa 2 sano, oo loo kala jabiyey 4 semester. Baro goortaad doonto adigoo gurigaaga jooga
Trusted by thousands of students