Heerarka waxbarashada (Academic Semesters)
Barashada Qur’aanka Kariimka ah
Farbarka Iyo Barashada Quraanka
Bilow Barashada HaddaQiraa’aatka Iyo Ijaazada
Bilow Barashada HaddaTafsiirka iyo Fahamka Qur’aanka
Bilow Barashada HaddaXifdiga Iyo Tasxiixa
Bilow Barashada HaddaCertified Teachers
Expert instructors
Accredited Courses
Quality assured
Secure Payment
100% protected
24/7 Support
Always here to help

Baro goor walba iyo goob walba oo aad joogtid
Maqra'ada Taqriib مقرأة ‘تقريب’ الإلكترونية
Maqra'ada Taqriib waa madal waxbarasho casri ah, oo kuu sahlaysa barashada Qur'aanka, xifdigiisa, Qiraa'aatka iyo weliba in aad Ijaazo ku qaadato barashada qur'aanka iyo baristiisa.
Taqriib al-cilmi al-sharci تقريب العلم الشرعي
Waa barnaamij cilmi ah oo u diyaarsan hab “academic” ah, kana kooban 7 maaddo iyo 448 cashar oo lagu qaadanayo 2 sano, oo loo kala jabiyey 4 “semester.”
Kuwamaannu nahay?
Taqriib waa hay’ad waxbarasho oo u heellan faafinta aqoonta Shareecada iyo baridda Qur’aanka kariimka ah, iyada oo ka faa’iidaynasa kuna shaqeynaysa tiknooloojiyadda casriga ah.
Yaa ka faa’iidaysan kara?
Waxaa barnaamijkan ka faa’iidaysan kara qof kasta oo Soomaali ah oo danaynaya inuu ka baxo jahliga diineed, sida: ardayda dugsiyada iyo jaamacadaha, shaqaalaha, hooyooyinka, iwm.
Qaabkee casharrada loo qaadanayaa?
Casharrada waxaa loo qaadanayaa hab fogaan-arag ah (Online), iyada oo isbuuc walba la qaadanayo 7 cashar oo ku salaysan tirada maaddooyinka, 7-dii cashar oo kastana waxaa ka danbeeya su’aalo iyo imtixaan laga qaadayo ardayda.
Casharro maqal iyo muuqaal ah
Casharrada barnaamiijkan horay ayaa loo diyaariyey (muuqaallo duuban), waxaana diyaariyey macallimiin aqoon xeeldheer u leh maaddooyinka ay sharraxeen.
Laylisyo joogta ah (activities)
Waxaa la socon doona waxbarashadan nidaam dabagal iyo laylisyo joogta ah oo lagu qiimaynayo tayada iyo dadaalka ardayga barnaamijkan ku taxan.
Kulammo bille ah
Barnaamijkan waxa uu leeyahay kulan bille ah oo lagaga jawaabo wayddiimaha ardayda, lagu siiyo talooyin, lagulana socdo habsami-u-socodkooda waxbarasho.
Featured Courses
Hand-picked by our experts
Students are viewing
Most popular courses this week
Wax u baro Sida aad jecashahay
Madal Waxbarasho oo aad ka baran karto Qur’aanka kariimka ah iyo culuumta shareecada
Latest Articles
Interactive educational content
Ready to Start Learning?
Join thousands of students who are already learning with Taqriib
